Qofkii ugu horeeyey oo Muqdisho ugu dhintay Coronavirus & kiisas cusub oo la helay

Qofkii u horeeyay ayaa magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus ee haatan caalamka dhibaatada xoogan ku haya. Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Somalia ayaa sheegtay in cudurka COVID-19 uu u dhintay Mid ka mida Bukaanadii la xaqiijiyay inuu hayo Coronovirus. Wasiirka caafimaadka Xukuumada Somalia ayaa qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twiterka ku xaqiijisay geerida qofkan, waxayna dhinaca … Continue reading Qofkii ugu horeeyey oo Muqdisho ugu dhintay Coronavirus & kiisas cusub oo la helay